Maxaa ka soo baxay kulanka wafdigii dowlada iyo Saraakiisha ciidankii gadoodsanaa?

Guddi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Islow oo Madaxweyne Farmaajo u diray xalinta gadoodka ciidamada milateriga ee ka soo baxay degaano ka tirsan Gobolka Sh/Dhexe ayaa wadahadal la yeeshay saraakiisha iyo xubno ka tirsan ciidamadaasi. Wadahadalka oo ka dhacay degaanka Hiilweyne ee degmada Balcad waxaa xubnaha Guddiga Madaxweyne Farmaajo ka mid ahaa Wasiirka Warfaafinta … Continue reading Maxaa ka soo baxay kulanka wafdigii dowlada iyo Saraakiisha ciidankii gadoodsanaa?